Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage, kaas oo soconaya muddo 40 daqiiqo ah, laguna weydiinayo su’aalo kala duwan oo taabanaya xaaladda waddanka, heshiiskii Itoobiya loogu saxiixay badda, dagaallada, dhibaatooyinka heysta bulshada Soomaaliyeed iyo arrimo kale oo muhiim ah.
Halkan ka daawo Waraysiga oo dhameystiran.
Halkan ka daawo Waraysiga Sheekh Cali Dheere.
Xigasho Al-furqaan.