Ciidamada Xarakada Mujaahdiinta Al-shabaab waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku mireen garoonka diyaaradaha degmada Baardheere, halkaas oo ay xoog ku haystaan ciidanka nasaarada xabashida itoobiya, waxaa halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Dhanka Bakool, waxay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus ku qaadeen xerada maleeshiyaadka murtadiinta ay ka degganyihiin degmada Waajid, dhawaqa hubka kala duwan ee la isku adeegsanayay dagaalka ayaa si wayn looga maqlayay xaafadaha degmadaasi.
Dhinaca kale waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal qarax ah la beegsadeen xerada murtadiinta ee galbeedka magaalada Beledweyne, waxaa jira khasaara kala duwan oo murtadiinta kasoo gaartay qaraxaas.
Weeraradan ayaa kusoo beegmaya xilli saacadihii lasoo dhaafay ciidamada mujaahidiintu weerar culus ku qaadeen saldhiga maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya kaga suganyihiin degmada Qoryooley