War goordhow soo baxay ayaa sheegaya in ciidamada Inqimaasiyiinta Mujaahidiinta Al Shabaab ee howlgalka ka wada Hotelka Afriik ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta dhismaha hotelka.
Dagaal culus kadib ayay maleeshiyaadka dowladda Ridada Federaalka ku guuldarreysteen in ay dib uqabsadaan dhismayaasha hotelka, war kasoo baxay taliska ciidanka XSHM ayaa lagu sheegay in ciidamadoodu ay qabsadeen hotelka.
Rasaas iyo qaraxyo ayaa si halhaleel ah looga maqlayaa aagga hotelka Afriik oo ah goob ay gabaadsadaan mas’uuliyiin katirsan kooxda Ridada Somalia.
La Soco Faahfaahinta Howlgalka Inqimaasiga Insha’allaah.
Good job keep the work going