Magaalada Beledweyne ee wilaayada Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya waxaa ka dhacay qarax xoogan kaasi oo ahaa camaliyad istish-haadiyo ah oo uu fuliyay halyey ka tirsan katiibada istish-haadiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.
Camaliyadda waxaa lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen saraakiil, Xildhibaano iyo ergooyin ka wada tirsan ridada, Waxaa camaliyadda ku dhintay ugu yaraan 20 murtad tiro intaa ka badane wey ku dhaawacmeen.
Dadka dhintay waxaa ka mid ah:
1- Cabdi Rashiid Sheekh Cali oo ahaa gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Hiiraan.
2- C/Raxmaan Keynaan oo isna ahaa gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee maamulka Beledweyne.
3- Aadan Cabdi Faarax Kaladire, oo ahaa xildhibaan ka tirsan maamulka HiirShabelle.
4-Taliye ku xigeenkii hore ee hay’adda sirdoonka ee magaalada Baladweyne oo magaciisa lagu soo koobay Aboor.
5- Iyo Foodcadde oo ahaa agaasime ka tirsanaa maamulka gobolka Hiiraan.
Waxaa sidoo kale qaraxaas ku dhaawacmay tobanaan kale oo ka tirsanaa xubnaha maamulka, waxaa ka mid ah nin lagu magacaabo Dabagaab oo ahaa gudoomiye ku xigeenka Amniga ee Baladweyne iyo C/Raxmaan Diini oo ahaa gudoomiye ku xigeenka maaliyada ee Baladweyne.
Camaliyaddan Istish-haadiyada ayaa lagu tilmaamay weerarkii ugu xooganaa ee waayadan ay martigeliso magaalada baladweyne, waxaana uu kusoo aaday iyadoo magaaladu ay todobaadyadii ugu dambeeyey kusoo qulqulayeen siyaasiyiin doonaya inay ka qeyb qaataan ama si dhow ula socdaan doorashada ka dhici doonto magaaladaasi.