Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey maanta howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen magaaladan Muqdisho ku dileen sarkaal ka tirsanaa dowlada federaalka.
Howlgalka gaarka ah waxa uu ka dhacay suuqa weyn ee degmada wadajir, Waxaa lagu dilay sarkaal lagu magacaabi jiray cali gaab.
Murtad Cali Gaab waxa uu sigaar ah kaga tirsanaa xubnaha ka shaqeeya wazaarada gaadiidka ee kooxda ridada soomaaliya.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey muddooyinkii dambe sii kordhiyeen howlgalada lagu dilayo xubnaha kala duwan ee dowlada federaalka.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.