Howlgal gaar ah oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaaladan Muqdisho gaar ahaan degmada wadajir waxey ku dileen Cabdi raxmaan Ibraahim Macow.
Murtadkan lagu dilay degmada Wadajir ayaa mar soo noqday gudoomiyaha kooxda ridada ugu magacaaban gobalka Hiiraan ee bartamaha dalka soomaaliya.
Sidoo kale cabdi raxmaan macow waxa uu waqti xaadirkaan ahaa musharax xildhibaan, Waxaa goobtii lagu dilay soo gaaray askarta ridada kuwaas oo meydkiisa goobta ka qaaday.
Dilkan ninkan ayaa kusoo aadaya xilli ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab sii kordhiyeen howlgalada ka dhanka ah shisheeyaha iyo federaalka ee ay ka fulinayaan gudaha magaaladan Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.