Magaalada Buulo-fulaay ee wilaayada islaamiga Baay waxaa maanta si wayn looga dabaal-degay maalinta 1-aad ee munaasabadda ciidul-adxaa, xilli maanta ay muslimiita caalamka u tahay maalin farxadeed, dadweyne aad u fara badan oo ku labisan dhar qurux badan ayaa isugu yimid fagaaraha wayn ee degmada Buulo-fulaay, waxayna halkaas ku oogeen labada rakcadood ee salaadda ciidda.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Ciidda Buulo-fulaay.