Howlgal gaar ah oo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ka fuliyeen gudaha magaaladan mudisho ee ah caasimada dalka soomaaliya.
Shabaabul Mujaahidiin waxey weerar qorsheysan oo ay ka fuliyeen isgoyska ex-contarool afgooye waxey ku dileen askari ka tirsanaa milatariga federaalka ridada waxeyna askarigaas ka furteen qorigii uu ku hubeysnaa.
Dilka askarigan murtadka ah waxa uu kusoo aadayaa xilli sidoo kale ciidanka shabaabul mujaahidiin dagaallo toos ah ku qaadeen fariisimaha askarta dowlada federaalka ee biya dega xaafada suuqa xoolaha iyo suuq liif ee degmooyinka Hilwaa iyo dharkenley ee magaaladan Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.