Ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa galabta howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen duleedka magaalada Muqdiso ku dilay askari ka tirsanaa maleeshiyaadka dowladda federaalka Ridada.
Mujaahidiintu waxay howlgalkan si gaar ah uga fuliyeen deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho waxayna ku khaaraajiyeen askari murtad ah oo lagu magacaabi jiray Cismaan Rooble.
Askariga murtadka ee la dilay waxa uu dhibaato xooggan ku hayn jiray dadka rayidka ah ee ku dhaqan deegaanka Ceelasha biyaha waxaana inbadan kasoo sheegtay dadka deegaanka ugu dambayna galabta ayay Mujaahidintu ku dileen gudaha ceelasha biyaha.
Dilka murtadka ka dib waxaa goobta uu howlgalka ka dhacay si nabdoon kaga dhaqaaqay ciidamada Mujaahidiinta ee howlgalka iqtiyaalka ah fuliyay goor dambe ayaana maydka askariga goobta laga qaaday.
Calamada.com