Howlgal qorshaysan oo ciidamo ka tirsan mujaahidiintu ka fuliyeen xaafadda Buulo-jameeco ee ka tirsan magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, ayay ku khaarajiyeen murtad ashahaada la dirir ah oo dhibaato xooggan ku hayay reer Baydhaba.
Howlgalka oo ahaa mid heer sare ah ayay ciidamada mujaahidiintu Allah fadligii ku khaarajiyeen askarigaasi murtadka ah, waxeyna ka furteen qorigii uu ku hubeysnaa ee bulshada Baydhaba uu ku dhibaateyn jiray.
Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayadaasi, howlgal culus oo dagaal toos ah ku qaadeen saldhigga ciidamada kuffaarta Ugandha ay kaga suganyihiin degmada Janaale.