Wararka ka imaanaya degmada Buurhakabo ee gobalka Baay waxey sheegayaan in gudaha degmadaasi lagu dilay askari ka tirsanaay dowlada Ridada federaalka.
Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen gudaha degmada Buurhakabo waxey ku dileen askari ka tirsanaay maleeshiyaatka dowlada federaalka gaar ahaan kuwa ka howlgala degmadaasi.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in ciidamada Shabaabul Mujaahidiin horay usii qaateen qorigii uu watay askariga ay ku dileen bartamaha degmadaasi.
Dilka askarigan waxa uu kusoo aadayaa xilli saacadihii lasoo dhaafay dagaala iyo qaraxyo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo lagu dilay saraakiil American ah.
Calamada.com