Wararka ka imaanaya dhulka iimaanka iyo xikmada ee yemen waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay deegaan dhaca koonfurta dalka yemen uu ka dhacay weerar qorsheysan oo lala beegsaday maleeshiyaatka shiicada xuuthiyiinta.
Howlgalkan oo qarax ahaa waxaa lala beegsaday moota ay la socdeen maleeshiyaat ka tirsan xuuthiyiinta waxa uu qaraxan si gaar ah kaga dhacay mandiqadda Maxalxal oo ka tirsan wilaayada Abyan ee dhacda koonfur bari dalka Yemen.
War rasmi ah oo kasoo baxay Mujaahidiinta Ansaaru shareecah ayaa lagu xaqiijiyay in qaraxaas lagu burburiyay mootada sidoo kalane ay ku baqtiyeen labo askari oo xuuthiyiinta ah, Waxeyna mujaahidiintu soo bandhigeen sawirada xilliga uu mootada qaraxa haleelayay.
Maalmo ka hor ayey aheed markii howlgala kala duwan oo ciidamada Mujaahidiinta Ansaaru shareecah ka fuliyeen wilaayada Albeydhaa ee koonfurta dalka Yemen baqti iyo dhaawac ay ku noqdeen tiro xuuthiyiin ah laguna gubay gaadiid dagaal.
Mujaahidiinta Ansaaru shareecah oo ah mujaahidiin taabacsan mujaahidiinta Al-qaacidah faraca dhulka jaziirada carabta ayaa sii kordhiyay weerarada ay la beegsanayaan shiicada xuuthiyiinta, xukuumada ridada yemen iyo isbaheysiga cadowga ee ku duulay dalkaas ee ay ugu horeeyaan dowladaha ridada ah ee aala sacuud iyo imaaraatka carabata .
Calamada.com