Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay weerar dhabba gal ah oo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo gaar ahaan inta u dhaxeyso deegaanka Baarka iyo halka loo yaqaano dhul baraha.
Kamiinka waxaa la dhigay maleeshiyaat Murtadiin ah oo halkaas ku socdaalayay, Waxa uu weerarkan sababay khasaaraha nafeet iyo mid hantiyadeed.
Inta la xaqiijiyay waxaa kamiinkaas lagu dilay hal askari oo Murtad, Waxaana lagu dhaawacay Saddex kale oo isla askarta Ridada ah.
Weerarkan ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo waxa imaanayaa xilli howlgal qorsheysan oo Mujaahidiintu ay ka fuliyeen degmada Afgooye ee Wilaayada Shabeelada hoose ay ku dileen hal askari oo federaalka ah mid kalane ay ku dhaawaceen.
Calamada.com