Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaallo toos ah maanta barqadii iyo xalay la beegsadeen fariisimaha maleeshiyaatka Jubbo-land ee deegaanka baarka iyo sangaleer ee duleedka magaalada Kismaayo.
Weeraradan ayaa khasaara kala duwan oo naf iyo maal ah lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka ridada ee la magac baxay Jubbo-land.
Inta la xaqiijiyay waxaa labadaas weerar lagu dilay hal askari oo murtad ah waxaa lagu dhaawacay todoba askari oo isla ridada ah.
Saacadihii lasoo dhaafay ayey aheed markii howlgal gaar ah ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen gudaha suuqa bakaaraha ee muqdisho ay ku dileen labo askari oo murtadiin ah.
Calamada.com