Wararka ka imaanaya wilaayada shabeelada dhexe ee dhacda koonfurta dalka soomaaliya waxey sheegayaan in maanta qarax ka dhacay deegaan ka tirsan wilaayadaas lala beegsaday askarta burundi ee qeybta ka ah shisheeyaha kusoo duulay dalka soomaaliya.
Qaraxa waxa uu ka dhacay deegaanka Buurane ee hoostaga degmada Mahadaay, Waxaa dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay deegaano ka tirsan shabeelada dhexe.
2 askari oo kufaarta burundi ah ayaa ku baqtisay qaraxa, Waxa uu qaraxa dhacay xilli askarta burundeyska roonda ku jireen.
Kufaarta afrikaanta ee duulaanka ku joogta dalka soomaaliya ayaa la kulmo weeraro kala duwan oo kaga imaanaya dhanka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab, Waxaana weerarada Mujaahidiinta 24-kii saac ee lasoo dhaafay baqti iyo dhaawac ku noqday 23 askari oo isugu jirta kenyaati iyo burundeys.
Calamada.com