Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umada Soomaaliyeed.
Toddobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah oo lagu wareystay Sheekh Abuu Saciid As-zeylaci oo ka mid ah culimada muslimiinta, wuxuuna sheekhu ka hadlay soo dhaweynta bisha barakaysan ee Ramadaan.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.