Andalus Podcast, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umada Soomaaliyeed.
Toddobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah oo lagu wareystay Sheekh Maxamed Bishaar oo ka mid ah culimada muslimiinta, waxaanu sheekhu ka warbixinayaa safarkiisii Cilmiga, Dacwada iyo Jihaadka.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.