Andalus Podcast, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umada Soomaaliyeed.
Toddobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Sheekh Maxammad Abuu Cabdalla, waxaana sheekha fadhigan wax looga waydiiyay waaya-aragnimadiisa maamul, maadaama oo ku dhawaad 20 sano ka mid ahaa wullaadda Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.