Idaacadda islaamiga Al-andalus waxay caawa baahin doontaa kalimad qayim ah oo uu jeedinayo amiirka xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Sheikh Abuu cubeydah Axmed Cumar Xafidahullaah.
Sheikh Abuu Cubeydah waxa uu kalimaddan kaga hadli doonaa marxaladda uu dalku marayo iyo mawqifka Mujaahidiinta ee ku aaddan waxa loogu yeero doorashooyinka lagu wado in ay ka qabsoomaan qaar ka mid ah deegaanada ay murtadiintu ka taliyaan.
Insha’allaah akhristeyaasheena sharafta badan waxaanu u ballan qaadaynaa inaan la wadaagi doonno kalimadda amiirka marka la baahiyo.
Halkan Kaga Biir Boggeenna Cusub Ee Telegram-ka.
Calamada.com