Ciidamo ka tirsan guutada qaraxyada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Sh/dhexe, waxay maanta howlgal barakaysan oo qaraxyo ah ku beegsadeen maleeshiyo murtadiin ah oo marayay duleedka deegaanka Xawaadley.
Qaraxyada oo ilaa 2 qarax oo is xig-xigay ayay mujaahidiintu ku beegsadeen maleeshiyo murtadiin ah oo ku lugeynayey duleedka deegaanka Xawaadley ee Sh/dhexe, waxaana la xaqiijiyay in uu jiro khasaare soo gaaray murtadiinta.
Howlgalkan barakaysan ee qaraxyada ah ee ka dhacay nawaaxiga Xawaadley ayaa kusoo beegmaya, xilli ciidamada guutooyinka qaraxyada Shabaabul Mujaahidiin Kordhiyeen howlgalladooda gaarka ah ee ay ku beegsanayaan madaxda iyo maleeshiyaadka murtadiinta iyo sidoo kale ciidanka ATMIS ee isbahaysiga kuffaarta Afrikaanta ah.