Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey habeenkii xalay dagaallo culus la beegsadeen saldhigyada maleeshiyaatka federaalka iyo kuwa shisheeye gaar ahaan kuwa Yugandha iyo Kenya.
Howlgaladii Xalay.
Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal culus ku qaadeen fariisinka Ridada ee biya dega xaafada suuqa xoolaha ee degmada Hilwaa.
Shabeelada hoose
Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaallo culus ku qaadeen saldhigyada kufaarta iyo murtadiinta ee degmada Qoryooley.
Isla Shabeelada hoose waxey ciidamada Mujaahidiintu xalay dagaallo ku qaadeen saldhigyada kufaarta iyo kuwa ridada ee degmada Buula mareer
Isla Shabeelada hoose waxey Mujaahidiintu xalay dagaallio ku qaadeen saldhigyada kufaarta iyo kuwa murtadiinta ee degmada Jannaale.
Isla Shabeelada hoose waxey Mujaahidiintu dagaallo saf ah ku qaadeen saldhigyada Kufaarta afrikaanta ee deegaanada Laanta buura, Numbar60, Shalambood, Buufow iyo Arbacow.
Jubbooyinka.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Kufaarta kenya ee deegaanka Taabto
Isla Jubbooyinka waxey Mujaahidiintu xalay dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga saliibiyiinta Kenya ee deegaanka Hoosingow.
Isla Jubbooyinka waxey Mujaahidiintu xalay dagaal ku qaadeen saldhiga Kenyaatiga ee deegaanka Cabdalle biroole ee duleedka kismaayo.
Isla Jubbooyinka waxey Mujaahidiintu xalay dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga gaalada Kenya ee Kulbiyow.