Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey 24-kii saac ee u dambeysay howlgalo kala duwan oo isugu jira qaraxyo, kamaa’in,dilal qorsheysan,duqeyn iyo dagaallo toos ah ka kala fuliyeen Gaarisa iyo koonfurta dalka soomaaliya.
Gaarisa.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta weerar dhabba gal ah u dhigeen kolanyo ka tirsan saliibiyiinta Kenya oo ku socdaalayay wadada isku xirta magaalooyinka gaarisa iyo haluuqa. waxaana jirta khasaara kufaarta lagu gaarsiiyay kamiinkaas.
Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta weerar dhabba gal ah u dhigeen kolanyo murtadiin ah oo ka baxay deegaanka daynuunaay kuna sii jeeday magaalada Baydhabo.
Dhaawaca waa 3 murtad oo mid uu yahay sarkaal 2 xidigle ah oo lagu magacaabo xuseen waraabe.
Jubbooyinka.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta kamiin u dhigeen maleeshiyaat murtadiinta oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka cabdi dhoore ee duleedka magaalada Kismaayo.
Isla Jubbooyinka baqtiga murtadiinta kamiin labo maalin ka hor ka dhacay duleedka kismaayo ayaa gaartay 11 murtad uu ku jira sarkaal taliye hoorin ahaa kaasi oo lagu magacaabi jiray xasan fanax waxa uu sarkaalkaas ahaa murtad ashahaado la dirir ah oo caan ku ahaa la dagaalanka diinta islaamka iyo dadka muslimiinta.
Shabeelada hoose.
Qarax maanta ka dhacay deegaanka Mareerey ee duleedka degmada Afgooye waxaa lala beegsaday askar murtadiin ah oo mooto la socotay.
Dhimashada waa hal askari
dhaawaca waa 2 askari
Isla Shabeelada hoose Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay tiro madaafiic ah ku garaaceen saldhiga kufaarta afrikaanta ee deegaanka Bariire ee duleedka degmada Afgooye.
Bakool
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada kufaarta xabashida itoobiya ee degmada waajid.
Banaadir.
Howlgal gaar ah oo ciidamada Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen isgoyska Black-cii ee degmada Hodan ee muqdisho waxey ku dileen farxaan kaasi oo ahaa askari ka tirsanaa ridada.