Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey howlgala kala duwan oo lala beegsaday shisheeyaha iyo maleeshiyaatka la shaqeeya ka fuliyeen deegaano kala duwan oo dhaca bartamaha iyo koonfurta dalka soomaaliya.
Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal xoogan ku qaaday xarunta maamulka murtadiinta ee degmada Hiliwaa ee ,magaalada Muqdisho . dagaalka ayaa loo adeegsaday hubka fudud iyo garneelada garbaha laga tuuro
Galgaduud.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga murtadiinta Jabuuti ee garoonka diyaaradaha degmada Dhuusa mareeb.
Shabeelada hoose.
Waxaa sii kordhaya khasaaraha murtadiinta lagu gaarsiiyay weerar isugu jira duqeyn iyo dagaal toos ah oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiintu ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee deegaanka Bariire ee duleedka degmada Afgooye.
Weeraradaas waxaa lagu dilay 7 askari murtadiin ah waxaana lagu dhaawacay 8 askari oo isla ridada ah.
Jubbooyinka.
Qarax shalay ka dhacay buundada daariq ee duleedka magaalada Kismaayo waxaa lala beegsada maleeshiyaat murtadiinta ah waxaana qaraxa ku dhintay hal askari oo murtad ah