Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey 24-kii saac ee u dambeeyay howlgala kala duwan ka kala fuliyeen bartamaha iyo koonfurta dalka soomaaliya.
Galgaduud
Waxaa sii kordhaya khasaaraha murtadiinta lagu gaarsiiyay qarax iyo dagaal shalay ka dhacay duleedka degmada dhusa mareeb gaar ahaan deegaanka Sinodhaqo waxaa weeraradaas lagu dilay 7 askari oo murtadiin ah waxaana lagu dhaawacay 16 askari oo isla ridada ah waxaana lagu gubay gaari cabdi bile ah waxeyna mujaahidiintu ganiimeysteen qori BKM ah iyo mid AK47 ah
Banaadir
Howlgal gaar ah oo maanta ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen suuqa Bakaaraha waxaa lagu dhaawacay Kornel murtad ah oo ka tirsan kooxda ridada soomaaliya.
Sargaalkaan la dhaawacay ayaa lagu magacaabaa Maxamed Cabdi Ciyaaye, isagoo dhaawac garaab ah ayaa laga qaaday goobta uu howlgalka ka dhacay.
Shabeelada hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga kufaarta iyo murtadiinta ee degmada Jannaale
Isla Shabeelada hoose waxey Mujaahidiintu shalay deegaanka Bariire qarax kula beegsadeen moota ay la socdeen askar murtadiin ah waxaana qaraxaas ku dhintay labo askari oo murtadiin ah mid kalane waa ku dhaawacmay.
Jubbooyinka.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga kufaarta kenya ee deegaanka Qooqaani