Howlgaladan oo isugu jira dilal iyo qarax waxey ciidamada Mujaahidiinta ka fuliyeen goobo kala duwan oo ka tirsan Muqdisho waxeyna la beegsadeen maleeshiyaat ka tirsan Kooxda Ridada Somalia.
Weerarka hore oo dil qorsheysan ah waxey ciidamada Mujaahidiinta ka fuliyeen qeybo ka mid ah degmada Shibis waxeyna halkaasi ku khaarijeen mid ka mid ah maleeshiyaatka Ashahaado la dirirka.
Askariga Murtadka ah ee ciidamada Mujaahidiinta ay ku dileen Shibis ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Deeq waxa uuna ka howl galayay taliska Ashahaado la dirirka ee Xarunta Habar Khadiija.
Howlgalka Labaad oo isaguna Igtiyaal ahaa ayey ciidamada Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha degmada Dayniile waxeyna ku dileen askari ka tirsan Murtadiinta.
Murtad Saacid Xolob oo ah askariga ciidamada Mujaahidiinta ku dileen Degmada Dayniile ayaa isaguna waxa uu ka tirsanaay maleeshiyaatka Qeybta Ashahaado la dirirka ee Kooxda Ridada Somaliya.
Howlgalka Saddex-aad oo ahaa qarax waxa uu ka dhacay goob fariisin u aheed maleeshiyaatka Murtadiinta oo ku taala xaafadda Labo dhagax ee degmada Wardhiigley.
Inta la xaqiijiyay qaraxaas waxaa lagu dilay Saddex askari oo qeyb ka ahaa maleeshiyaatkii Murtadiinta ee xilliga qaraxa ku sugnaay Fariisinkaasi.
Howlgalada Igtiyaalaatka iyo midka qaraxa ee ka dhacay Muqdisho ayaa kusoo aadaya xilli ciidamada Mujaahidiinta howlgal ay ka fuliyeen degmada Dharkenleey ku dhaawaceen Murtad Cabdi Cali Aduunyo oo ka tirsan Ashahaaod la dirirka Kooxda Ridada Somalia.
48-Saac ee lasoo dhaafay waxey ciidamada Mujaahidiinta gudaha Magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisho ka fuliyeen weeraro kala duwan kuwaasi oo baqti iyo dhaawac ku noqdeen xubno kala duwan oo ka tirsan Kooxda Ridada.
Xigasho Radioandalus.
Calamada.com