Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey maanta gudaha magaaladan Muqdisho ka fuliyeen silsilado qaraxyo ah oo lala beegsaday xarumaha maamulka dowlada federaalka ugu magacaaban magaaladan muqdisho.
12 xarun degmo oo ku yaala magaaladan Muqdisho ayey Mujaahidiintu qaraxyo la beegsadeen waxaana dhimasho iyo dhaawac ku noqday askar ka tirsan kooxda ridada soomaaliya.
Hoos Ka Akhriso 12 xarun degmo ee maanta qaraxyada lagu weeraray.
1- Xarunta degmada hodan
2- Xarunta degmada Wadajir
3- Xarunta degmada Kaaraan
4- Xarunta degmada Shibis
5- Xarunta degmada Boondheere
6- Xarunta degmada Yaaqshiid
7- XArunta degmada Hiliwaa
8- Xarunta degmada Dharkeenleey
9- Xarunta degmada Dayniile
10 – xarunta degmada Howlwadaag
11 – xarunta degmada Wardhiigleey
12 – Xarunta degmada Garasbaaleey
Todobo cisho ayaa laga joogaa markii ciidamada Mujaahidiintu weeraro cag marin ah oo lagu daahfuray camaliyaat Istish-haadiyo ah ku qaadeen saldhigyada degmooyinka Kaxda iyo Yaaqshiid waxeyna xillgaas mujaahidiintu la wareegeen qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho, Waxeyna sidoo kale saldhigyada ka ganiimeysteen gaadiid iyo agabyo kala duwan oo kuwa ciidanka ah.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.