Ciidamada Mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Banaadir waxey dagaal culus ku qaadeen fariisin maleeshiyaatka dowlada federaalka ay ka sameysteen degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho.
Dagaalkan waxey ciidamada Mujaahidiintu sigaar ah ugu qaadeen fariisinka askarta maamulka Murtad Farmaajo ee xaafada maxamuud xarbi ee magaalada Xamar.
Dagaalkan waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, Iyadoo dhawaaqa rasaasta dagaalka si aad ah looga maqlayay gudaha magaalada Muqdisho.
Wararkii ugu dambeeyay waxey xaqiijinayaan in askarta kooxda Ridada Soomaaliya khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay dagaalkan xalay ka dhacay gudaha degmada Wardhiigley.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey muddooyinkii dambe sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah Kufaarta iyo Murtadiinta ee ay ka fulinayaan gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Calamada.com