Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka Warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa ballan qaaday Filim cusub oo xiiso gaar ah ximbaarsan, Kaasi oo la baahindoono goordhaw.
Filimkan oo aad loo wada sugayo aadna u xiiso badan ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda la baahiyo Insha’allaah.
FG: Website-ka Calamada waxa uu idiin ballan qaadayaa inuu sida ugu dhaqsiyaha badan Filimka idiin kugu soo gudbin doono marka la baahiyo Insha’allaah.
Calamada.com