Idacaadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan oo billaabeysa baahinta waraysiyo muuqaal ah oo ay la yeelatay qaar kamid ah ergooyinkii soo xulay xillibaannada baarlamaanka dowladda federaalka ee isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab, kana faa”ideystii waqtigii ay u qabteen hogaanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Ergeyga koowaad ee lagu bilalabay muuqallladan taxane ah ayaa waxaa lagu magcaabaa Cusmaan Maxamed Rooblle , waxaana uu ka mid ahaa xubnihii odayaasha ahaa ee waxa ka soo dortay barlamaanka dowlada fedraalka ee ka socday Maamulka Hirshabeelle ee ku dana shisheeyaha.
Linkiyada Hoose Ka Daawo Muqaalka Waresiga Ah Ee Cusmaan Maxamed Rooblle.
Xigasho Radio Al-furqaan