Ciidamada xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala gobolka Gedo ayaa weerar qorshaysan oo dhabbo gal ah u dhigay askar ka tirsan ciidamada kuffaarta kenya.
Mujaahidiinta ayaa weerarkan jidgalka ah si gaar ah uga fuliyay duleedka degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo, waxaana kammiinka ka dhashay khasaare kala duwan.
Ilo wareedyo masuul ah ayaa sheegaya in weerarka Kenyaatiga lagula beegsaday duleedka degmada Ceelwaaq uu ku dhaawacmay hal askari oo Kenyaan ah.
Degmada Ceel-waaq waxay ka mid tahay goobaha uu cadowgu kaga sugan yahay gobolka Gedo waxaana muddooyinkii dambe Kenyaanka ku sugan degmadaas uu bartilmaamayd u noqday weerarada Mujaahidiinta.
Calamada.com