Allposts Sawirro Warar Sawirro: Magaalada Ceelbuur Iyo Sida Looga Ciiday. July 31, 2020 Magaalada Ceelbuur ee Wilaayada Islaamiga Galgduud waxay ka mid tahay magaalooyinka sida weyn looga dabaal degay munaasabadda Ciidul Adxaa. Kumanaan qof ayaa fagaare weyn ku tukaday waxaana waddooyinka magaalada Ceelbuur lagu arkayaa shacab si heer sare ah udamaashaadaya. Mas’uuliyiin katirsan wilaayada Galguduud ayaa shacabka magaalada kala qeyb qaadanayay farxadda munaasabadda Ciidul Adxaa. Halkan Ka Daawo Sawirrada Ciidul Adxaa. Continue Reading Previous: Sawirro: Sida Looga Ciiday Magaalada Buq’aqable.Next: Sawirro: Magaalada Jilib oo si heer sare ah looga ciiday. Related Stories Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-baraf. Allposts Sawirro Warar Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-baraf. February 20, 2025 93 Xubnood Oo Lagu Dilay Weeraradii Cagmarinta Ee Saaka Ka Dhacay Sh/dhexe. Allposts Warar 93 Xubnood Oo Lagu Dilay Weeraradii Cagmarinta Ee Saaka Ka Dhacay Sh/dhexe. February 20, 2025 Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal La’aan La Wareegay Ceel-baraf Iyo Caadley. Allposts Warar Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal La’aan La Wareegay Ceel-baraf Iyo Caadley. February 20, 2025