Wareysi ay la yeelatay Idaacadda Islaamiga Al-andulus , Afayeenka Ciidanka Mujaahidiinta Sh Cabdi –Casiis Abuu Muscab, ayuu kaga warbixiyay weerar maalin ka hor Ciidamada Mujaahidiinta ay la beegsadeen gaari ciidan oo ay la socdeen Askar ka tirsaneed Ciidanka Malatariga Kenya, kaasi oo marayay deegaanno ka tirsan gobalka ku yaalla xeebta Kenya ee” Laamuu”.
Sh Abuu Muscab ayaa carabaabay deegaanka uu weerarku ka dhacay iyo tirada rasmiga ah ee ciidamada Kenya looga dilay weerarkaasi.
Afhayeenka Ciidanka Mujaahidiinta ayaa sidoo kale sheegay in weerarkii ugu danbeeyay ee Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gobalka Laamuu uu ahaa mid loogu aar gudayay dadkii Muslimiinta ahaa ee dhawaan Ciidamada Kuffaarta Kenya ku dhibaateeyeen qaybo kamid ah WI Gedo .
Waxaa uu intaasi ku daray Sh Abuu Muscab in Mujaahidiinta aysan marnaba hilmaami doonin dadka Mustadhcafiinta ah ee had iyo jeer ay dhibaateenayaan Ciidanka Kenya, islamarkaana ay u aari doonaan.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Sheekh Abuu Muscab.
Halkan Ka Booqo Chenalka Calamada Ee Telegram.
Calamada.com.