Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wargalin ku aadan Filim cusub oo ay goordhaw soo saari doonta Mu,asasada Al-kataa,ib ee garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Filimkan ay ballan qaaday Mu,asasada Al-kataa,ib ayaa ah mid lagu soo bandhigayo dagaalkii Taariikhiga ahaa ee ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo.
Wargalinta Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ay baahisay ayaa lagu sheegay qaar ka mid ah qeybaha uu ka koobanyahay Filimka.
Halkan Ka Dhageyso Wargalinta Falimka.
Calamada.com