Abwaan Taakow Mucalim Ciise oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed ayaa tiriyay gabay cusub uu kaga hadlayo jabka xoogan ee dowlada Nasaarada Mareykanka ay kala kulantay gudaha dalka Soomaaliya.
Abwaanka waxa uu gabaygan ugu magacdaray Abaal Mareykan’waxa uu sigaar ah kaga hadlay jabkii dowlada Mareykanka ay kala kulantay dhowr weerar Inzaal ah oo xilli habeen ah ay kusoo qaaday deegaano ka tirsan Sh/hoose gaar ahaan midkii u dambeeyay ee deegaanka Daarusalam kaasi oo baqti iyo dhaawac ay ku noqdeen tiro askar American ah.
Halkan Ka Dhageyso Gabayga Abaal Mareykan Iyo Abwaan Taakow.
Calamada.com