Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa goordhow faafisay sawirro horudhac ah oo ka yimid furimaha dagaalka ee Sh/dhexe, gaar ahaan duleedka deegaanka Boos-hareeri ee hoostaga degmada Aadan-yabaal ee Sh/dhexe.
Sawirradan ayaa soo bandhigaya weerarkii ciidamada mujaahidiintu saakay ku qaadeen kuna qabsadeen xarumaha maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Boos-hareeri ee wilaayada Shabeellada dhexe.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.