Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa galabta faafisay sawirro cusub oo ka yimid furimaha Sh/dhexe ee maalmihii dambe ay ka socdeen howlgallada lagu beegsanayo maleeshiyaadka murtadiinta ee duullaanka ku ah ku dhaqanka shareecada islaamka.
Mu’assasadu waxay sawirradan kusoo bandhigaysaa sida mujaahidiintu ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Al-kowthar ee hoostaga degmada Aadan-yabaal ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo ay isaga carareen murtadiinta.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.