Dhagayso Xalqada 1-aad Barnaamijka Xiisaha Badan Ee (Kani Waa Abuurita Alle).
March 1, 2025
Barnaamijka (هذا خلق الله) ama (Kani waa abuurista Alle) waa barnaamij aad u xiiso badan oo ximbaarsan xigmad iyo Cibro, kaasi ka mid ah barnaamijyada gaarka ah ee bishan barakaysan ee Ramadaan ay diyaarisay sidoo kalena dhageyteyaasheeda ugu talagashay idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus.