Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa faafiyay muuqaal cusub, kaasi oo lagu soo bandhigayo weerar cagmarin ah oo ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Aboorrey ee duleedka degmada Buulo-burte ee wilaayada Hiiraan.
Muuqaalka oo la daawan karo muddo lix daqiiqo ku dhow ayaa soo bandhigaya jabkii lxaadka lahaa ee halkaas loogu gaystay maleeshiyada Riddada, askarta murtadiinta ee maydadkooda la waray xerada iyo dhulka howdka ah, hubka iyo gaadiidka ay mujaahidiintu gacanta kusoo dhigeen.