Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay kalimad muhiim ah oo dhinacyo badan taabanaysa, taasi oo uu jeediyay Sheekh Abuu Cubeyda Axmed Cumar {Xafidahullaah} amiirka mujaahidiinta bariga Africa.
Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa kalimaddan muhiimka ah oo cinwaankeedu yahay “إن الله يأمركم أن تؤدوا الأمانات إلى أهلها” ka jeediyay kulankii wadatashiga ee dhexmaray maktabka Siyaasadda iyo wilaayaatka iyo Hoggaanka Sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab.
Halkan Ka Degso Kalimadda Amiirka.
Halkan Ka Dhagayso Kalimadda Amiirka.
Ama Hoos Ka Dhagayso Kalimadda Amiirka.