
Warar faahfaahsan ayaa kasoo baxaya weerarka cagmarinta ah ee saakay ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta degmada Balcad ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyo murtadiin ah.
Ciidamada mujaahidiinta ee la wareegay gacan ku haynta degmada Balcad ee Sh/dhexe, waxay xabsiga magaaladaasi kasii daayeen dad shacab muslimiin ah, kuwaas oo si dulmi ah ugu xirnaa maleeshiyaadka Riddada.
Dhanka kale, taliska ciidamada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa ballan qaaday in uu goordhow soo saari doono warsaxaafadeed rasmi ah, kaasi oo lagu faahfaahin doono hawlgalkii cagmarinta ahaa ee saakay ka dhacay degmada Balcad.
Hoos ka dhaagyso faahfaahinta.