Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, waxay maanta faafisay sawirro cusub oo ka yimid furimaha dagaalka ee lagu jabiyay maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya, waxayna si gaar ah sawirradan oo ka kooban labaatan sawir usoo bandhigayaan jabkii xoogganaa ee maleeshiyaadka Riddada loogu gaystay weerarkii cagmarinta ee ka dhacay deegaanka Aboorey ee wilaayada Hiiraan.
Halkan Ka Degso Sawirrada.
Ama Hoos Ka Daawo.