Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Shabaabul Mujaahidii ayaa saaka oo Talaado ah weeraro cagmarin ah waxay ku qaadeen labo xero oo maleeshiyaadka Riddada ah ay ku leeyihiin deegaanka Aboorey ee wilaayada Hiiraan.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in xeryahan ay degganaayeen maleeshiyaadka Riddada ah ee ugu yeeraan Milatari iyo sirdoon, waxaana hadda labada xiro ka socda dagaal toos ah.
Jabaqda rassaasta iyo hugunka hubka culus ee la isku adeegsanayo dagaalka ayaa si wayn looga maqlayaa deegaanka iyo meelo fog gog, haddaba wixii soo korha dib ayaan kasoo gudbin doonaa.