Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub, kaasi oo lagu soo bandhigayo weerar dhabba-gal ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka degmada Buulo-burte ee wilaayada Hiiraan ee dhacda bartamaha Soomaaliya.
Weerarkan kamiinka ah ayay ciidamada mujaahidiintu ku beegsanayaan maleeshiyaadka murtadiinta ah, waxayna cameradda Al-kataa’ib soo qabanaysaa sida weerarku u dhacay iyo maydadka maleeshiyaadka Riddada ee weerarka lagu dilay.