Dagaallo culus oo u dhexeeyay ciidamada mujaahidiinta iyo maleeshiyaad murtadiin huwan ah ayaa maanta waxay ka dheceen duleedka magaalada Balcad ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo jab wayn loogu gaystay maleeshiyaadka murtadiinta.
Dagaalladu waxay soo bilowdeen barqanimadii maanta, waxayna soo gaareen ilaa galabta, ilo wareedyo xog-ogaal ah ayaa Radio Al-andalus u xaqiijiyay in dagaalladii maanta ka dhacay duleedka degmada Balcad in ka badan 9 jeer lagu jabiyay maleeshiyada murtadiinta ee huwanta ah, waxaana jira khasaare baaxad leh oo gaaray maleeshiyada Ridada.
Faahfaahinta dagaalladii maanta dhacay iyo khasaaraha murtadiinta lagu gaarsiiyay dib ayaan ka soo gudbin doonaa insha’Allaah.