Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo uu kusoo bandhigayo weerar xooggan oo ciidamo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo dhaqdhaqaaqyo ashahaada la dirir ah ka waday duleedka degmada Buulo-burte ee wilaayada Hiiraan.
Waxay camaradda Kataa’ib Al-ikhbaariyah maydaanka dagaalka kasoo tabinaysa xaqiiqda mid ka mid ah dagaalladii lagu jabiyay murtadiinta ee todobaadkii tagay ka dhacay deegaanka Beera-yabaal ee dhaca duleedka degmada Buulo-burte, waxayna si toos ah kuu tuseysaa halaaggii ku habsaday murtadiinta.