Maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta ayaa ku dhaawacmay howlgal qarax ah oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamo ka tirsan guutada qaraxyada Mujaahidiinta Al-shabaab ka fuliyeen duleedka magaalada Muqdisho.
Howlgalkan qaraxa ah ayaa si gaar ah waxay ciidamada mujaahidiintu ugu beegsadeen isbaarada Shabeelle ee kutaal duleedka magaalada Muqdisho, waxaana halkaas maleeshiyaadka Riddada ah kaga dhaawacay ilaa laba askari oo ka tiran maleeshiyada isbaarada lagu qarxiyay.
Howlgalkan qaraxa ah ayaa kusoo beegmay xili hal cisho ka hor howlgal qarax ah oo ciidamada mujaahidiintu ay ka fuliyeen degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo ku beegsadeen guri ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka murtadiinta, halkaas na ay ku dhaawacmeen laba askari oo murtadiin ah.