Ciidamo aad u qalabaysan oo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin, ayaa aroornimadii hore ee saakay weerar culus oo cagmarin ah kula jarmaaday saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee degaanka (Ilbaq) oo dhaca duleedka degmada Balcad, halkaasi oo ay ku sugnaayeen boqolaal maleeshiyaad murtadiin ah.
Saraakiil ka tirsan ciidamada mujaahidiinta oo la hadlay Andalus, waxay xaqiijiyeen in ciidamada mujaahidiinta ay Allaah fadligiis gacanta ku dhigeen xerada Riddada.
Haddaba akhristeyaasheenna ku xiran mareegta Calamada waxaan u ballan qaadaynaa in hadba wixii faahfaahin ah ee kasoo kordha howlgalkan aan usoo gudbin doono Insha’Allaah.