Howlgal qorshaysan oo ciidamo ka tirsan mujaahidiinta Al-shabaab ka fuliyeen deegaanka Naani ee dhaca duleedka magaalada Gaarisa ee dhulka NFD, ayay ku khaarajiyeen mujrim ashahaada la dirir ah oo si aad ah u dhibay dadka muslimiinta ah ee ku dhaqan Gaarissa, kaasi oo muddo ay ku daba jireen ciidamada mujaahidiinta.
Mujrimkan ashahaada la dirirka ah ee ay ciidanka mujaahidiintu dileen ayaa lagu magacaabi jiray Deeqow Isxaaq Aadan, wuxuuna ka mid ahaa saraakiisha maleeshiyaad murtazaqado murtadiin ah oo dowladda saliibiyadda ah ee Kenya ay ka sameysatay gobolka Gaarissa.
Howlgallada ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen dhulka muslimiinta NFD, ayaa si isku mid ah u beegsada saliibiyiinta Kenya iyo maleeshiyaadka iyo saraakiisha Soomaalida murtadiinta ah ee ay usoo tabobaratay la dagaallanka dadka muslimiinta ah ee ku dhaqan mandiqaddaasi ku hoos jirta gumeysiga saliibiyiinta.