Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo cajiib ah, kaasi oo lagu soo bandhigayo weerar ka dhacay duleedka deegaanka Jicibow ee hoostaga Buulo-burte ee wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan, halkaas oo askar looga dilay maleeshiyaadka Riddada.
Al-kataa’ib oo horay u faafisay sawirada weerarkan kamiinka ah ayaa markan soo bandhigtay muuqaalka qaabka uu u dhacay weerarkaasi kamiinka ah oo lagu dilay ugu yaraan 11 askari oo murtadiin ah, waxaa sidoo kale nolasha lagu qabtay oo muuqaalka lagu daawan karaa dhowr askari, gaarigii qaniimada ahaa ayaa sidoo kale kasoo muuqanaya muuqaalkan.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Weerarkii Jicibow.