Wararka ka imaanaya waddanka Maali ee dhaca galbeedka qaaradda Africa ayaa sheegaya in dagaallo xooggan oo u dhaxeeyay mujaahidiinta Al-qaacidda iyo murtazaqada Ruushka ay ka dhaceen meel u dhow magaalada Tombogto ee waddankaasi Maali.
Mujaahidiinta u gargaaridda islaamka iyo muslimiinta ayaa shaaciyay in dagaallo culus oo u dhexeeya mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka dowladda Maali oo gacan ka helaya murtazaqada Ruushka ee Faagner ay dibuga qarxeen wadada xiriirisa magaalooyinka Tombokto iyo Biir.
Dagallaadan ayaa ah kuwo ay ciidanka Riddada Maali iyo kuwa Faagner ku doonayaan in ay go’doonka uga qaadaan magaalada Biir oo ay in muddo ah go’doon ku hayaan mujaahidiinta Nusratul Islaam, mujaahidiintu waxay sheegeen in qarax culus ay la beegsadeen ciidamada huwanta ah intii uu socday isku dhacyada u dhaxeeyay mujaahidiinta iyo ciidamka huwanta ah ee calooshood u shaqaysteyaasha Fegner iyo kuwa dowladda camiilka ah ee Maali.
Hoos Ka Akhriso Warka Kasoo Baxay Mujaahidiinta.